May 16, 2012 @ 12:11 PM

Ku hadalka afka-hooyo: Waa dariiqa ugu haboon ee iskuulka loogu diyaar garoobo
Spoken Culture: Pathway to School Readiness

Saturday, May 19, 2–5 p.m.

PreK. Fasalka barbaarinta carruurta ka hor. Sidee ayaad ugu diyaarin kartaa cunugaaga in uu horumar ka gaaro fasalka barbaarinta carruurta yar-yar? Baro muhiimada ay leedahay in aad la wadaagto sheekooyin dhaqameedka iyo buugta, adiga oo afka-hooyo ugu sheekaynaya cunugaaga.

How can you prepare your child for kindergarten success? Learn the value of sharing your culture's folktales through oral storytelling and books.

Mashruucaan waxaa lagu maalgaliyey lacag ka timid Minnesota's Arts and Cultural Heritage Fund. Hirgalinta mashruucaan waxaa lala kaashaday A-GRAD, waa mashruuc ay Degmadda Hennepin ku hormarinayso tirada ardayda ka qalin jabisa dugsiyadda sare.

This project is funded with money from Minnesota's Arts and Cultural Heritage Fund.
Presented in partnership with A-GRAD, a Hennepin County initiative to improve graduation rates.